Deeq raashin ah Oo la gaarsiiyay Qoysas danyar ah ku nool Degmada Boondheere.

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan oo ka timid Dowlada Taliyaaniga ayaa isugu jirtay Rashiinka noocyadiisa kala duwan ayaa loo gebiyay kuwad 100 Qoys oo danyar ah kuna nool Degmada Bondheere ee Gobolka Banadir.

Maxamud Xuseen iyo cabduraxmaan sh xasan oo masuul ka ahayeen Deeqdan Dowlada Taaliyaaniga ayaa ka warbxiiyeen ayagoona ay sheegeen inaan keliya aheen raashiin balse ay taaliyaaniga ku taageerto shacabka soomaaliyeed qalabka cayaraha iyo caafimadka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here