Deeq Raashin ah Oo La Gaarsiiyay Qoys Aabahood ku geeriyoodey Fatahaada Baydhabo

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Raababkii ka da,ay Gobolka Baay,gaar ahaan Magaalada Baydhabo waxa uu sababay Fatahaad saameysey kumanaan qoysas tiro dad ahna ay ku dhinteen kuwaas oo ay ku jiraan dad danyar ah.

Maama Haajira ee ku nool Kaamamka Baydhabo ayaa caruurteeda Aabahood ku weysey fatahaadihii ka dhacdey Magaalada,waxayna heysataa todoba caruur.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here