Deeq raashin ah Oo Baydhabo loogu qeybiyey Hooyooyin heysta Caruur agoon ah

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Qoysaskan gaaraya 125 ayaa heysta caruur Agoon kuwaas oo daruufo kala duwan ku korinaya si loo garab istaago ayaa waxaa ay la Gudoonsiiyay Raashiin dhameystiran si ay ugu Soomaan. Saraakiisha kale duwan ciidamada amaanka ayaa sidoo kale goob joog ka ahaa goobta rashiinka lagu bixinaayey.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here