Deeq Raashiin Oo loo qeybiyey Qoysas danyar ah ku nool Degmada Afgooye

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa degmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda Hoose waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay 2000 kun oo qoys kuwaas oo sameen ay ka soo gaartay daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada.

Qaybinta gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha degmada Afgooye, iyo Masuuliyiin ka kala tirsan SoDMA iyo Maamulka Koonfur galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here