Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan Raashiinka ah ee la Gaarsiiyey Qaar ka mid Ah Dadkii uu saameyey Roobabka iyo fatahaada Ee ku nool Magaalada Baydhabo waxaana iska soo aruuriyey dhalinyarada KG si ay u garab istaagaan walaalahooda dhibaateysan.
Dadkan deeqda Raashinka ah loo qeybiyey ayaa waxa laga soo kala xuley Kaamamka iyo Xaafadaha Magaalada Bayhabo oo sida aadka ah u saameeyey Fatahaada iyo Roobka.
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady