Deeq Raashiin Oo Loo Qeybiyay Qoysas danyar ah oo ku nool Deegaanka Ceelasha biyaha.

0
222

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Tadaamun ayaa  In ka badan Laba Kun oo qoysas ah ku nool deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka Shabeelaha hoose oo isugu jira dad danyar iyo dad abaaro ka soo barakacay ayaa ugu qeybisay deeqdan raashinka ah taasi oo ka timaaday Dalka Sacuudiga.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here