Deeq Raashiin ay ku afuraan Oo la gaarsiiyay Dad waayeel ah oo ku nool Degmada Xudur

0
299

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Deeqdaan Raashiinka oo ay ka faa’ideysteen dad danyar ah waxaa ugu soo deeqay Gabdho Muxsiniin ah, waxaana la gaarsiiyay dadka aan waxba heysan degmada xudur ee xaruunta gobalka bakool.

Inta badan xiliyadaan oo kale bisha ramadaan dadka danyarta ah ee ku nool xudur waxaa caawin jiray dad muxsiniin ah balse waxaa sanadkaan saameyn ku yeeshay cudurka corana virus kaasi oo aduunka oo dhan kala xiray.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here