Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyey Qoysas ku Nool Gobolka Awdal.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda u diyaargarowga aafooyinka iyo kaydka raashinka maamulka Somaliland ayaa maalmahiini waxay wadday sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa dadka danta yar kuwaasi oo ku nool degaanada ka tirsan gobolka Awdal.

Hay’adda u diyaargarowga aafooyinka iyo kaydka raashinka maamulka Somaliland ayaa waxay waddaa sidii loo xoojin lahaa gurmadka la gaarsiinaayo dadka jilacsan ee xaaladaha ay sameyeen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here