Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyey Qoysas danyar ah ku nool Degmada Bardaale

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkaan loo qeybiyey Deeqda raashiinka ah ayaa gaaraya ku dhowaad 500 oo qoys oo danyar ah kuwaas oo saameysey fatahaadii Biyaha Degmada Berdaale,iyadoo laga soo kala xuley Xaafadaha Degmada sida ay u kala darnaayeen

Goobta Raashinka Lagu qeybinaayey waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta oo ay weheliyaan Senetor ka tirsan aqalka sare iyo Guddoomiyaha Gobalka Bay iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here