Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyey Barakacayaal ku nool Waqyooyiga Kismaayo.

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha dowlada goboleedka jubaland ayaa deeq raashin ah kumanan qoys uga qeybisay kaamamka ku Yaala duleedka magalada kismaayo. Raashinkaan oo ahaa mid ay uga Deeqdey dowlada Ruushka qoysaska danyarta ayaa waxaa ka faa’ideysteen Seddax kun oo qoys oo ka kala yimid kaamamka Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here