Deeq Raashiin ah Oo Loo Qeybiyay Bulshada Xaafadda Buulow ee Magaalada Xudur.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa gargaar Raashiin isku dheelitiran ah u qeybiyay 215-Qoys oo ka mid ah Bulshada Xaafadda Buulow ee saameynta ku yeeshey biyiha Roobkii dhowaan ka da’ay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here