Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyay Barakacayaal ku Nool Jowhar.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan Raashiinka ah oo ka kooban Bur, Bariis Sokor, iyo Saliid ayaa Magaalada Jowhar waxaa loogu qeybiyay 150 qoys danyar ah oo ah dadka Barakacyaasha ah ee degan Kaamka Towfiiq, waxaana deeqda soo gaarsiiyay Dowlaada Taliyaaniga oo u soo marsiisay Ciidamada ATMIS ee ku sugan Jowhar.

Barakacyaashan deeqda la gaarsiiyay ayaa saameyn ku yeelatay Fatahaada Roobka, waxeyna Wajahayeen Daruufo adag oo saameyn ku yeelatay Nooloshooda, Waxaana qeybinta kadib u mahadceliyeen Wasaarada Gargaarka Hirshabeelle iyo Dowladda Taliyaaniga.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here