Deeq Raashiin ah Oo La Qeybiyey Qoysas Danyar ah oo Ku nool Kaamamka Ku yaala Magaalada Baydhabo.

0
220

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Laba Boqol iyo Koton Qoys danyar ah ku nool kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa loo qeybiyey Bariis, Timir iyo Saliid waxaana geeyey Raashinkaasi Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta Koonfur Galbeed Shariif Saalax shariif Siidkey.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here