Deeq Raashiin ah Oo La Gaarsiyey Dadka danyarta ah ee Ku nool Kaamam Ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo.

0
209

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Baydhabo Ayaa Deeq Raashiin ah Gaarsiiyey Kaamam ku yaala Duleedka Magalada Baydhabo oo Qaarkood Maalin ka hor ay Carruur gaajo darteed ugu dhinteen.

Gudoomiye Ku xigeenka Amniga iyo siyaasada Maamulka Degmada Isxaaq Maxamed Cali (Teygaab) Ayaa booqday qaar ka mid ah Dadka Barakacayaasha ah, waxa uuna si gaar ah u booqdey qoyskii carruurta gaajada uga dhimatey.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here