Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyey Qoysaskii ay Saameysey Abaarta ee ku nool Kismaayo

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan raashiin ah Ee ayaa la gaarsiiyay dadka ay saamesay abaartii ku dhufatay Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Jubbaland ee ku soo barakacay deegaanka Istanbuul ee waqoyiga magaalada Kismaayo.

Deeqdan oo isugu jirtay qeybaha kala duwan ee cunooyinka, 250 Teendho, Bustayaasha dhaxanta laga dugsado, Nalal ku shaqeeya tamarta cadceedda iyo macuun ayaa waxay ka timid Hay’adda Boqor Salmaan ee dalka Sacuudi Carabiya, waxaana loogu deeqay dadka barakacayasha ah ee ku sugan deegaanada waqooyi ee magaalada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here