Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyey Qoysas ku Nool Degmada Daarusalaam Gobolka Maroodi Jeex

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan Deeqda Raashinka ah la gaarsiiyey ayaa gaaraya ilaa Shan boqol oo isugu jira dadka danyarta ah iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba kuwaas oo ku nool Degmada Daarusalaam Gobolka Maroodi jeex, waxaana soo gaarsiisey Hay’adda u diyaar-garowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Soomaaliland

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here