Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyey dadka danyarta ku nool Degmada Afgooye

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskan Deeqda Raashinka la gaarsiiyey ayaa ahaa kuwii saameeyey Fataahada Webiga Shabeele iyo Roobabka dalka ka da,ay kuwaas hada duruufo kala duwan heysata Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KGS iyo Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Ee Sodma ayaa 1,000kan Qoys oo danyarta ah, kuwa qaba baahiyaha gaarka ah iyo barakacyaal deeganadoodii ay ka soo barakacay u qeybiyey Raashinka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here