Deeq Raashiin ah Oo La Gaarsiiyey Dadka Danyarta Ee Ku nool Magaalada Baydhabo.

0
193

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Deeqdaan Raashinka ah ee la gaarsiiyey dadkaan danyarta ah ee Ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay isugu jireen Dadka ay Lexaadkoodu kala dhiman yihiin iyo Kuwa kale oo Duruufo kala duwan heysata.

Deeqda ayaa waxa ay ka timid Dowlada Turkiga oo ka mid ah Dowladaha Soomaaliya taageera iyadoo KG Dowlada Turkiga arimaha Gargaarka kala shaqeysa wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here