Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyey dadka danyarta ah ku nool Degmada Baardheere.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda maareynta masiibooyinka qaranka soomaliyeed ee SoDMA oo kaashaneysa wasaarada gargaarka maareynta masiibooyinka jubaland ayaa waxey degmada baardheere ee gobolka gedo gargaar mucaawino ah ugu qaybisay 1,000 Qoys oo danyar ah kuwaasi oo laga soo kala xuley xaafadaha degmada baardheer iyo degaanada u dhow.

Gar gaarkaan oo isuga jira qeybaha kala duwan e raashin ayaa wxaa horey dalka uga deeqey dowlada shiinaha qoysaska ka faaideystey ayaa u mhadeliyey wasarada gargaarka jubaland iyo hay’ada sodma.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here