Deeq Raashiin ah Oo la gaarsiiyey Dadka Barakacayaasha ee Ku nool Degmada Baraawe

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Ee SODMA ayaa Deeq Raashiin ah gaar Siisey qoysaska Barakacayaasha ku nool Degmada Baraawe oo Xaaladooda oo aad u liidata.

Wajiga koowaad ee qeybinta deeqdan Raashiinka ayaa wax la gaar siiyey in ka badan 500 Qoys Oo Barakacyaal ah, waxaana goob joog ka ah Maamulka degmada Baraawe oo ugu horeyo Gudoomiyaha Degmada Baraawe Liibaan abukar Cismaan Baafo, wakiil ka socoday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here