Deeq Raashiin ah Oo La Gaarsiiyey Dad Naafo ah oo ku nool Magaalada Baydhabo.

0
429

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan raashinka aheyd ayaa waxay isugu jirtay Saliid, Bariis iyo Sokor ayaa loo qeybiyay Qaar ka mid ah dadka naafada ah ee ku nool Magaalada Baydhabo, deeqadan ayaa ka timid jaaliyada Koonfur Galbeed ee ku nool Dalka Norway.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here