Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyey Baracayaasha ku nool Duleedka Magaalada Baydhabo.

0
155

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)ku dhawaad 500 Qoys oo danyar ah ayaa Hay’ada Amoud Foundation waxay gaarsiiyey Deeeq Raashin ah, kuwasi oo ah qoysas ku nool Xerooyinka Barakacayasha Duleedka Magaalada Baydhabo,Deeeqda Raashinka oo isugu jirtay Bur,Bariis,Caano iyo Saliid ayaa la siiyay qoysaskan intay socotay bixinta Rashiinkaan Gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacyaasha KG ayaa Kormeeray.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here