Deeq raashiin ah oo la gaarsiiyay Xaruunta Maamo Ugaaso Ee magaalada Muqdisho.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ciidanka xooga dalka Soomaaliya ee Danab ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyey in ka badan 150 caruur oo ah isugu jiray agoon, iyo danyar kuwaaas oo ku nool xaruunta xanaanada agoonta Maamo Ugaaso ee magaalada Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here