Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyay xarunta daaweynta dhimirka Dr xabeeb Magaalada Muqdisho.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan Raashiin ee loogu tala galay dadka dhimirka la’ ee ku jira cisbitaalka Dr Xabeeb ee Magaalada Muqdisho ayaa ku deeqay Midowga Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliya, waxeyna isticmaali doonaan afarta bilood ee soo socta.

Midowga Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliya ayaa deeqdan ay gaarsiiyeen Xaruunta cisbitaalka dhimirka ee dr Xabeeb waxa ay ka koobneyd Raashiin, 135 sariir iyo joodariyaashooda iyo xarig jarka dhisma cusub oo ay xaruunta ka hirgaliyeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here