Deeq Raashiin ah Oo La Gaarsiiyay Qoysas ku Nool Galbeedka Barakacayaasha Baydhabo.

0
80

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deeqdan Raashinka ah ee isuga jirta bur, bariis Sokor, Saliid iyo caano ayaa waxaa uu taliyaha guutada ee qeybta 8aad ee ciidanka dhulka xooga soomaliyeed uu gaarsiiyey dad danyar ah ee ku sugnaa kaamamka ku yaala duleedka magaalada baydhabo asigoona deeqda uu wakiil uga ahaa taliyaha maamulkiisa guud ee ciidanka xooga dalka soomaliyeed qeybta 60aad.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here