Deeq Raashiin ah Oo La Gaarsiiyay Isbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Baydhabo.

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdaan Raashinka ah la garsiiyey Isbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Baydhabo, ayaa isugu jirtey Bur, Bariis Sonkor Baasto, iyo Saliid kaasi oo iska soo aruuriyeen Qaar kamid ah dhalinyarada Magaalada Baydhabo, Dhalinyarada deeqdaan raashinka iska soo aruurisey ayaa waxa ay ka hadleen waxa ku dhaliyey in isbitaalkaan deeqdaan soo gaarsiyaan.

Agaasimaha Isbitaalka Dhimirka Aadan Abdarahman Jandalmaan ayaa waxa uu u mahadceliyey Dhalinyaradii deeqdaan soo gaarsiisey isagoo ku baaqey in isbitaalkaan lagarab istaaago

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here