Deeq Raashiin ah Oo La Gaarsiiyay Dad Danyar ah Oo Ku nool Duleedka Baydhabo.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Baydhabo Ayaa ku dhawaad kun Qoys oo Danyar ah iyo kuwa qaba baahiyaha gaarka Gaarsiiyey Deeq Raashiin Ah oo ka timid Dowlada Imaaraadka Carabta ugu talagashey dadka Danyarta ah ee ku nool gudaha Dalka soomaaliya gaar ahaan Barakacayasha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here