Deeq raashiin ah Oo La gaarsiisay Qoysas ku nool Ismaamulka Wajeer.

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhowaad 200 boqol oo qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool tuulooyinka ismaamulka wajeer ayaa Gudoomiyaha haweenka ee ismaamulka wajeer faaduma Abdi Jeexow waxey gaarsiisey deeq raashin ah oo isuga jirta qeybaha kala duwann ee raashinka si ay uga afuraan maadama aan haysanin wax raashin ah

Tuulooyinka la gaarsiiyey deeqda raashinka ah ayaa waxaa ka mid ah laanbiib qaaxir iyo jonshon halka kuwa kele oo ka mid ah degaanada ismaamulka wajeerna laga wado in la gaarsiiyo maalmaha soo aadan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here