Deeq Lacageed Oo Loo qeybiyey Haweenka danyarta Baydhabo.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan lacagta ah oo ah Barnaamijka Ololaha Hooyo Quudi hal Qoys ayaa loo qeybiyey dadk danta yar ee ku nool Magalaada Baydhabo waxaana loogu Faaiideeyay 150 qof oo iskuga jira Haween iyo rag.

Lacagtan ayaa waxaa Magaalada Baydhabo soo gaarsiiyey alle ha u naxariisto marxuumad Khadiijo Maxamed diiriye wasiirki Wasaaradda Haweenka Fadaraalka Somaliya taasi ay kasoo aruuusey haweenka soomaaliyeed looguna talo galay in lagu garab istaago haweenka danta yar ee ku nool degmooyinkii uu saameeyey fataxaadihii El-nino.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here