Deeq Lacageed Oo loo qeybiyey Haweenka Danyarta ah ku nool Degmada Bardaale

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdaan Lacageed ayaa waxaa la gaarsiiyey Haweenka danyarta ah ee ku nool Degmada Baradaale kuwaas oo badi saameyeysey Fatahaadii ka dhacdey Degmada,Deeqda ayaa ka timid Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG si ay u garab istagaan Haweenka dhibaateysan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here