Deeq Lacageed Oo Loo Qeybiyay Qoysas ka barakacay Fatahaada Baydhabo.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkadda Bakaal Express oo ka mid ah shirkadaha ka howlgala Magaalada Baydhabo ayaa deeq lacageed gaarsiisay dadkii saameynta ku yeeshay roobabkii ka da’ay magaalada oo geystay khasaare naf iyo maalba leh kaasi oo dad badan oo danyar ah xaafadoohooda ka barkiciyay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here