Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyey Gudiga Fatahaada KG

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan lacageed oo gaareysa sedex kuno oo Dollar ayaa loogu tala galay gurmadka dadkii uu saameeyey fatahaadihii ka dhashay roobabka Elnino ayaa Wasaarada Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada KG kuwareejisay gudiga gurmadka fatahaada KG si loo gaarsiiyo dadka waqtigaan dhibaatada heysata ee u baahan in la garab istaago.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here