Deeq Lacageed Oo lagu Wareejiyey Guddiga isxilqaan Ee dhismaha wadada isku xirta Xaafadaha Degmada Xuddur.

0
354

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudiga isxilqaan ee wada dhismaha waddada xaafada buulow ee Degmada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool ayaa waxaa lagu wareejiyay lacag loogu tala galey in lagu dhiso wadadaasi oo dhawaan lagu bilaabay dhismo.

Wadadaan xaafada buulow ayaa si aad ah waxaa uu u saameyeey Roobabkii dhawaan ka da’een Gobolka Bakool gaar ahaan Degmada Xudur.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here