Deeq lacageed oo lagu wareejiyay Ganacsatadii ku hanti beeshay Suuqa Bakaaraha

0
172

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa 100 kun oo dollar ku wareejisay ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho waxaana madasha lagu warejinayey lacagta goob joog ahaa gudiga taakuleynta suuqa bakaaraha iyo mas’uuliyiin katirsan hay’adda Hormuud Salaam Foundation.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here