Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhowaad 100 ruux oo ay ku jiraan dadkii dhowaan dhibaatada ka soo gaartey duqeyntii ka dhacdey duleedka degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa la gaarsiiyey deeq lacageed oo looga tala galey in ay ku afuraan ayigoona deeqdaasi ay soo gaarsiyeen qaar ka mid ah dadka ka soo jeeda degaanada gobolka Shabeelaha Hoose.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir