Deeq kala duwan Oo La gaarsiiyey Isbitaalka Dhimirka Magaalada Baydhabo.

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan Raashinka ah oo isugu jirto Bariis Sonkor Saliid Joodariyaal dhar iyo aqab kale oo fara badan ayaa Ururka Gabdhaha ah ee Hiil Bilaan gaarsiiyeen Isbitaalka Dhimirka ee Magalaada Baydhabo halkaasi oo ay ku jiraan Bukaano kala duwan ee dhimarka ka xanuunsanaya Rag iyo dumar isugu jira.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here