Deeq kala duwan Oo la gaarsiiyay Xabsiga dhexe Muqdisho iyo Naafada Xoogga dalka.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan ay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation gaarsiisey Xabsiga dhexe iyo Naafada Xoogga dalka ayaa isugu jirtey Timir iyo Neef Geela si ay uga afuuraan maadama ay yihiin kuwa aan awoodin in ay shaqesytaan kaas oo sanadkasta Bisha Ramadaan la gaarsiiyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here