Deeq Gargaar ah Oo La gaarsiiyey Qoysas ku Barakacay Fatahaadda Beledweyne

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ilaa 700 qoys oo ka mid ah dadkii dhowaan ka barakacey fatahaadiii wabiga Shabeelle ee ka geystey magalada baladweyne oo ku noolaa degaanka duleedka ceel jaale ayaa maamulka gobolka hiraan waxaa uu u qeybiyey gargaarkii dhowaan uu hay’adda maareynta masiiboyinka qaranka somaliyeed ee sodma ay soo gaarsiiyey magalada baladweyne isla markaana looga tala galey in lagu caawiyo dadka ay saameyeen daadadka fataadaha wabiga shabeelle.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here