Deeq gargaar ah Oo La gaarsiiyay Qoysas danyar ah ku nool Degmada Hodan.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan Raashinka oo ka timid Cutubka taakulada ciidanka Talyaaniga ayaa la gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo ku nool Degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir kuwaas oo gaaraya ilaa Boqol Qoys laga soo kala xuley Xaafadaha Degmada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here