Deeq Dhar Ciid ah Oo La gaarsiyey Caruurta Qoysaska danyarta ah ku nool Baydhabo.

0
97

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Dhalinyarada Degmada Baydhabo Ayaa maanta Deeq Dhar Ciid Ah Gaarsiyeen 200 Qoys Oo Isugu Jira Naafaado ,Caruurta Agoonta, Dadka Ku jira Xaruunta Dhimirka Iyo Barakacaasha.

Munaasabadda Ciid Siinta waxaa Goob Joog Ahaa Wasiiro,Xildhibaano,Odayasha Dhaqanka, Gudoomiye ku xigeenada Degmada Baydhabo masuuliyin Ka socoto Ururka suxufiyiinta Kg iyo  Ururada Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here