Deeq Daawo Oo la gaarsiiyey Cisbitaalka Deegaanka Faralibaax.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib markii Bulshada Deegaanka Farlibaax soo gudbiyeen baahi caafimaad ayaa deeq daawo ah ku wareejiyay bahda caafimaadka Deegaanka.

isku-duwaha Caafimaadka Gobolka Hiiraan ayaa warbixin ka dhageestay bahda Caafimaadka maamulka degmada Farlibaax iyo qeybaha bulshada oo uu la kulmay, waxuuna u ballan qaaday in aay horumarin doonaan Caafimaadka degmada Farlibaax isla markaana aay geyn doonaan barnaamijka Damal-Caafimaad.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here