Deeq daawo ah Oo Lagu wareejiyey Maamulka Isbitaalka Deegaanka Janaaale.

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa waxa ay deeq Daawo ah ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Deeqdaan dawada ah ayaa loogu talagalay in la gaarsiyo Shacabka Soomaaliyeed ee daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada sameynta ka soo gareen ee ku nool deegaankaas.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here