Deeq Daawo ah Oo Lagu Wareejiyay Maamulka isbitaalka Baraawe.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hey’adda New weys Wakiilkeedi Baraawe Dr Shaarkey Mohamed Ibrahim iyo Qurbo Joogta Jaaliyada Reer UK London Masjidul Raxma Aya Maanta Gaasriiyay Ispitaalka Guud Degmada Baraawe Deeq Daawo ah Looga Tala Galay in Lagula Tacaalo Dadkii Saameeyay Cudurka Shuban Biyood.

Maamulka Degmada Baraawe ayaa ka Mahad celiyay Sida Deg deg ah Dadkaasi Ugu Istagay Dadka Reer Baraawe Sidii Looga Bad baadin Lahaa cudurka Dilaaga ah Shuban Biyoodka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here