Deeq daawo ah Oo Lagu wareejiyay Cisbitaalka Magaalada Baraawe.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ilaa Labaatan Kortoon oo Daawo ay ku jiraan ayaa lagu wareejiyey Maamulka Cisbitaalka Degmada Baraawe waxaana loogu tala galay dadka weli la ildaran Cudurka Shuban biyoodka

Deeqdan ayaa waxaa ka timid Hey,ada Somalia Community waxaana goobjoog ahaa goobta lagu wareejinaayey Maamulka Degmada Baraawe kan Gobolka iyo madax ka socotey Dowlad Goboleedka KG

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here