Deeq Daawo ah Oo La gaarsiiyey Isbitaalka Deegaanka Shalanbood.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cisbitaalka Deegaanka Shalaanbood ayaa waxaa ku jira Bukaano kala duwan hadana Duruufo halkaas ku heysata oo ugu horeyso Daawo yari iyo agab la,aan oo ay uga daran tahay Daawada Shuban biyoodka si loogu jabaabo baahida ayaa waxaa Isbitaalka Deegaanka Shalanbood la gaarsiiyey Deeq Daawa ah.

Agaasimaha Isbitaalka Deegaanka Shalanbood Dr Mahamud Mahamed Jimcaale ayaa Mahadcelin kadib si kooban u sharaxay Daawada la soo gaarsiiyey iyo baahida uu Isbitaalka qabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here