Deeq Daawo ah Oo La gaarsiiyey Isbitaalka Deegaanka Bacaad.

0
136

Xildhibaanadan ka tirsan BFS gaaray Deegaanka Bacaad ee waqooyiga Gobolka Hiiraan, kaasi ay ugu kuur galayeen Xaalada nololayd Bulushada ku nool Deegaanka.

Xildhibaanada ayaa marka ay gaarayn ayaa waxa ay booqdeyn Isbitaalka guud iskuulada iyo qeybo kala duwan oo Bulshada muhiim u ah, iyagoo gaarsiiyey Isbitaalka guud Ee Bacaad si wax looga qabto Adeegada Caafimaadka Bulshada

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here