Deeganada Jiinka Webiga Shabeele Oo Dib u dayactir Lagu Sameeyey

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta Wasaarada Qorsheynta maalgashiga & hormarinta dhaqaalaha dowlada koonfur galbeed waxa ka qabsoomay munaasabad lagu soo bandhigayey 9 goobood ee jiinka wabiga shabeele oo dhawaan dayactir lagu sameeyey mashruuca dib u kabashada xasaradaha Somalia ee “SCRP”.

Munaasabada oo shir gudoominayey Agaasimaha guud wasarada qorsheynta waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha degmada afgooye, agaasimaha guud wasarada beeraha & waraabka dowlada koonfur galbeed & madaxda heer State ka ee mashruuca SCRP.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here