Deegaanka Yeed Ee Gobolka Bokool oo Qiimaha Biyaha Fuustada Uu gaaray 12 Dollar

0
321

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deegaanka Yeed Biyo Yaradi Ka jirta ayaa Gaartay in Fuustada Biyaha Lakala iibsado 12$ taasi oo Bulshada ku nool deegaankaas aysan wada awoodin inay iibsadaan .

Gudoomiyaha Deegaan Yeed Ee Gobolka Bokool Abdi Faaqid Duwane wuxuu sheegayaa in Yeed Biyo Yarada Kajirta ay tahay Mid kumanaan Bulsha ah Naftooda Halis uga jirta Sameeyn xun ku yeelato hadaan Wax laga qaban Maadama Halka Ganacsatada Biyaha kasoo qaadaan Masaafa ahaan aad ay u dheertahay Dadkuna aysan ku filneyn inay wada gaarto.

Warbixintan Waxaa noo heysa Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here