Deegaanka Rad Gobolka Badhan Oo Laga hirgeliyey Iskuul Dugsi sare ah.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsigaan sarre laga Hirgeliyey Deegaanka Rad ee Gobolka Badhan ayaa dhismihiisa hirgeliyey Maamulka Gobolka iyo Kan deegaanka kaas oo baahi badan u qabeen Bulshada halkaas ku nool.

Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Badhan oo xadhigga ka jartay dugsi sarre ayaa Wasaaradda waxbarashada Soomaaliland uga mahadcelisey dadkii ka hir gelisay Deegaanka Rad Dugsi sare.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here