Deegaanka Otor Degmada Guriceel Oo laga dhagax dhigey Iskuul Waxbarasho

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Guriceel oo ay hor kacayaan Guddoomiyaha Degmada farah Abdi Mo’allim iyo Guddoomiye ku xigeenka Degmada Shafi’i Jama’ Abdi oo uu wehliyo Agaasinka waxbarashada Degmada ayaa dhagax-dhigay dhismaha Iskuul Hoose, dhexe oo uu yeelanayo Deegaanka otor’ oo ka mid ah Deegaannada Hoos yimaada Degmada guriceel.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here